Home Wararka Maanta Dagaal Beeleedyo ka dhacay Gobolka Mudug oo Warar kala duwan laga helayo

Dagaal Beeleedyo ka dhacay Gobolka Mudug oo Warar kala duwan laga helayo

0

Dagaal geystay khasaaro kala duwan ayaa Maanta waxaa uu laba maleeshiyo beeleed uu ku dhexmaray deegaano u dhaxeeyo laanwaalay iyo  Degmada Saaxo ee Gobalka Mudug.

Labada maleeshiyo Beeleed ayaa isku heysta dhul kuyaalla halka lau dagaalamayo, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalka Maanta ku dhintay in ka badan Saddex ruux 4 kalena ay ku dhaawacmeen.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in labada dhinac dagaalkooda uu ahaa mid aad u xoogan, balse si iskiis ah uu u istaagay wallow dhinacyadii dagaalamay ay weli ishor-fadhiyaan.

Wararka kale ee Risaala heleyso ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadaha soo socda degaannada lagu dagaalamayo ay gaari doonaan Ciidamo katirsan kuwa Maamulka Puntland si ay u kala dhex galaan.

Dhowr jeer ayaa degaano katirsan Gobolka Mudug waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed, waxaana Madaxda Maamulada Galmudug & Puntland ee Gobolka Mudug ay ku guuleysteen inay xaliyaan.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSweden:- Xukun Lagu riday Taksiile Kufsaday 10 Haween ah oo Gaarigiisa raacay
Next articleMadaxweyne Mustafe Cagjar oo si Qurux Badan loogu soo dhaweeyay Garawe (Sawirro)