Home Wararka Maanta Liz Truss oo is cashisay kadib 45 Maalmood oo Xilka Raysulwasaraha UK...

Liz Truss oo is cashisay kadib 45 Maalmood oo Xilka Raysulwasaraha UK Haysay

0

Liz Truss ayaa si lama filaan ah isaga casishay xilka ra’iisul wasaaraha, kadib 45 maalmood oo kaliya oo ay haysay jagadaas.

Ra’iisul wasaaraha, ayaa sheegtay in qofka bedeli doona lagu dooran doono tartanka hoggaanka, oo la dhameystiri doono toddobaadka soo socda.

Xildhibaanada ayaa waxay ku booriyeen Truss inay ka laabato waxyaabaha sababay qalalaasaha siyaasadeed, ka dib markii ay sameysay siyaasad dhaqaale oo aan meel mar ahayn.

Truss ayaa waxaa doortay xubnaha xisbiga muxaafidka ah bishii Sebtembar, laakiin waxay lumisay kalsoonida, ka dib markii ay la timid is badal fara badan.

Khudbad kooban oo ay ka jeedisay bannaanka xafiiska Downing Street, Truss ayaa waxay ku sheegtay in xisbiga Conservative-ku ay doorteen xilli jahawareer dhaqaale uu jiro.

Waxayna muujisay in aaney wax ka qaba Karin howlaha horyaalla.

Truss ayaa sheegtay inay xilka sii heyn doonto, illaa qofka badali doona uu si rasmi ah ula wareegayo hoggaanka xisbiga.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Saxiixday Heshiis Dowladii Farmaajo Laga Diiday oo Muran Badan Dhaliyay Xiligaas
Next articleXisbiga Liberalka Sweden oo ku Baaqay Mamnuucista Xijaabka ee Dugsiyada Sweden