Home Wararka Caalamka Xayeysiiska Gabar Xijaaban oo Muran ka dhalisay Dalka Sweden

Xayeysiiska Gabar Xijaaban oo Muran ka dhalisay Dalka Sweden

0

dhawaan shirkada Mathem ee Dalka Sweden ayaa soo bandhigtay Xayeysiis ku muujineyso Dadka Cuntada ka dalbada.

Xayeysiiska Cusub ee Sanadkan Waxaa ku jira gabadh Muslimad ah oo xijaaban taasi oo Shirkada Mathem ka dalbaneysa Cunto.

Soo bandhigida Xayeysiiska kadib waxaa shirkada u dhacay Dhaleeceen xoogan oo ugu weyn tahay in Xijaabka uu yahay waxa dumarka lagu dhibo sida ay warbixinta sheegeyso.

Shirkada ayaa dhaleeceynta kadib soo bandhigtay go’an cusub oo ah in meesha laga saaray Xayeysiiska.

Sababta ugu weyn ayaa lagu sheegay Xaalada ka taagan Iiraan halkaasi oo dhawaan ka dhaceen rabshado kadib gabar iran u dhalatay oo u dhimatay Xijaab ay si qalad ah u xiratay.

Turkiga oo yeelanaya 90% dakhligii shidaalka iyo Gaaska uu kasoo saaro Soomaaliya

Turkiga ayaa yeelan doona ilaa 90 boqolkiiba dakhliga kasoo baxa saliidda iyo gaaska laga soo saaro Soomaaliya, sida uu muujinayo heshiiska labada dal oo markii ugu horraysay nuqulkisa si rasmi

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka oo loo doortay Xildhibaan Qawdhan

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay ku doorteen Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha

Booliska Dalka Australia oo ka War-bixiyay Wiil Soomaali ah ay toogteen

Booliska dalka Australia ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii ka dambeeyay inay toogtaan wiil Soomaali ah waxaana ay sheegeen ay toogasho ku dileen nin ka mid ah Soomaalida ku nool

Madaxweynaha SSC Khatumo oo Sheegay Inay Doonayaan in dadka reer Sanaag ay wax wada dhistaan

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay inuu doonayo in dadka reer Sanaag ay la dhistaan maamulkiisa, si hal maamul ay u wada yeeshaan. Wuxuu sheegay inay wadaan

Dowladda Uganda oo ku baaqday in dib u heshiisiin loo sameeyo Madaxda Dowladda Federaalka

Dowladda Uganda ayaa ku baaqday in dib u heshiisiin loo sameeyo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka, si loo soo afjari xiisad siyaasadeed ee ka dhexeysa Dowladda
Ad
Previous articleDhaawacyada qaraxyadii Jalalaqsi & Buula-burte oo la keenay Muqdisho(Sawiro)
Next articleRa’isul Wasaare Xamse Barre oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baledweyn (Sawirro)