Ciidamada Dowladda ayaa markale Muqdisho ku xeray Abdalle Muumin , xilli uu doonayay in uu la kulmo dhaqtarkiisa.
Maxkamadda gobalka ayaa shalay soo daysay Cabdalle. Amarka hadda lagu xeray Weriye Cabdalle ayay saraakiishu sheegeen in uu yahay mid ka yimid taliya Booliiska.
Abdalla ayaa dareemaya xanuun kellida iyo Isha ah, Booliisku na weli ma aysan faahfaahinin sababt xariggiisa.
Ad