Home Wararka Caalamka Mareykanka oo ka hadlay Weerarada Gantaalada uu Ruushka ku qaaday Ukraine

Mareykanka oo ka hadlay Weerarada Gantaalada uu Ruushka ku qaaday Ukraine

0

Mareykanka ayaa cambaareeyay weeraradii gantaalaha ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine Isniintii. -Weerarada waxaa lagu dilay laguna dhaawacay dad rayid ah waxaana lagu burburiyay bartilmaameedyo aan muhiimad ciidan lahayn, ayuu qoray Aqalka Cad.

Ad