Laba Sarkaal ayaa Xamar looga yeeray si wax looga waydiiyo 3qarax ee 3-dii Bishaan Beledweyne ka dhacay.
Waxaa Muqdisho looga yeeray Madax Qaybeedyada NISA iyo Booliska ee gobolka Hiiraan waxaana la filayaa in wax laga qaydiindoono wixii ka dhacay Lama-galaay.
Arrintaani waxay timid ka gadaal markii G. Cali Jeyte uu shalay ee dayn u jeediyay masuuliyiintaan la sheegay in loo yeeray, lama oga haddii ay eediisu xariir la leedahay u yeeristooda.
Xildhibaan Aamiin Jeesoow ayaa eedaynta Jeyte ganafka ku dhiftay sheegayna in uu Jeyte iska hadlay.
Ad