Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Rag Ka Tirsan Alshabaab oo Lagu Qabtay Degaanka...

War Deg Deg ah: Rag Ka Tirsan Alshabaab oo Lagu Qabtay Degaanka Cadakibor

0

Gaari nuuca xamuulka ah iyo Afar Nin oo looga shaki san yahay in Alshabaab ay ka tirsan yihiin ayaa lagu qabtay deeganka Cadakibir ee G/Galgaduud.

Gaari oo ah BG ayaa waday xoolo nool oo ah kuwii horay looga dhacay dadka deegaanka, Raga gaari ayaa la tuhun san yahay in Alshabaab ay ka tirsan yihiin.

Arrinkaan ayaa imaanaya xilli beesha reer xaaji saleeman oo degta deeganada cadakibir,Baxdo , iyo maarsamuuge eey dagaal xoogan kula jiraan  kooxda argagixisada Al.shabaab.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleBeel ka Mid ah beelaha Sacad oo Maantay Cabasha Xoogan Ka Muujiyay Madaxweyne Qoor Qoor(Sawiro)
Next articleWeerar toorey loo adeegsaday oo lagu Laayay Ciidamo Ka tirsan Booliska London (Sawirro)