Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruse oo hoggaaminayay wafdi hordhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta u ah Puntland.
Shaqada u taal Wasiir Haruse waxaa ka mid ah inuu dhammeeyo mugdiga soo kala dhex galay Xasan Sheekh iyo Saciid Deni iyo loolanka Mideeye iyo Kaah ee Puntland.
Madaxweyne Xasan sheikh Ayaa Horay u gaaray Konfur Galbeed iyo Galmudug, waxaana qorshuhu yahay inuu Biri gaaro Puntland
Ad