Hotelka Hayat shalay Qaraxa iyo weerarka ka hor sidaan ayuu ahaa, waxaana la iisheegay in dadkaan intooda badan ay dhinteen qaar kalana ay dhaawacmeen
Hotelka waxaa Shir ku lahaa Odayaal ka Tirsan Beesha baadicadde oo itoobiya uga yimid Arima la xariira dhaqan iyo xal Beesha dhaxdeeda ah Balse waxay ku dhinteen Qaraxaas
Dowladda oo wili ka hadlin Weerarkaan ayaana sidoo kale ku guulaysan in la soo afjaro Weerarkaan socda
Ad