Magaalada Muqdisho Goor dhaw waxaa ka dhacay Qaraxyo Culus oo jugtooda Laga maqlay inta badan Magaalada
Ilaa 3 Qarax oo culus ayaa dhacday waxaana Lagu qiyaasay dhanka KM4.
Xaalada Muqdisho oo Degan Ayaa la maqlay Qaraxyada culus waxayna dhacen xili Goor dhaw ay da’een roobab xoogan
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad