ALLE ha u naxariisto guddoomiyaha Degmadda Xamar Jajab Dr Maxamed Cabdi Axmed Xayle ayaa goor dhow lagu dilay Muqdisho.
Gudoomiyaha ayaa la sheegayaa in lagu dilay Meel aan ka Fogeen Ex-koontarool Afgooye ee Muqdisho waxaana dilkaasi fuliyay Koox Hubeysan.
Gudoomiyaha ayaa dilkiisa waxaa ka soobaxaya warar Kala duwan waxaana wararka qaar ay sheegayaa inuu Moota saarnaa Halka wararka qaarna ay Tilmaamayaan in gaarigiisa risaas Lala dhacay.
Dowladda Soomaaliya wili wax war ah kama soo saarin Dilka Gudoomiyahaan
La soco Faah faahinta
Ad