Home Wararka Maanta Xildhibaano ka Tirsan Dowladda caawa Dowladda Farmaajo Weerar Afka ah ku qaaday

Xildhibaano ka Tirsan Dowladda caawa Dowladda Farmaajo Weerar Afka ah ku qaaday

0

Xildhibaan Odowaa iyo Mahad Salaad oo ka mid ah Xildhibanada Shirka Jiraa’id qabtay ayaa sheegay in Madaxweyne farmaajo uu sameysatay muddo kordhin aan sharci ahayn, sidoo akle waxaa ay intaas ku dareen in hadda uu wado in Magaalada Muqdisho qalalaase dagaal iyo iska hor keenid Bulsho.

Xildhibaanada ayaa sheegay in Farmaajo uu Saadaq John ku haysto gar-darro cad oo uu doonayo in gacanta ku dhigo, waxaana ay intaa ku dareen in Madaxweyne farmaajo uu ku xad-gudbay Taliyihii hore ee Booliska Gobolka Banaadir.

ugu dambeyntii Xildhibaanada Caawa shirka jaraa’id ku qabtay Shiirkole ayaa sheegay in wax waliba oo ka dhaca xiisadda hadda taagan uu mas’uuliyaddeeda qaadi doono farmaajo. waxaana ay baaq u direen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed

Ad
Previous articleWararkii ugu danbeeyay Xildhibaano iyo Wasiiro gaaray Deegaanka Shirkoole
Next articleDeg Deg Gudoomiyaha Degmada Xamar jajab oo Goor dhaw La Toogtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here