Home Wararka Maanta Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika

Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika

0

Allaha u naxariistee waxaa dalka Konfur Afrika Lagu dilay Abdinaafac Maxamuud Macalin ibraahim, waxaana Lagu dilay dukaankiisa oo ku yaala xaafada Mayfair ee Magalada johannesburg.

xalay ayaa lagu aasay qabuuraha Muslimiinta ee Westpark Cemetery iyadoo qeybaha kala duwan ee jaaliyadda ay ka qeybgaleen aaska Marxuumka

Marxuumka dilka loo gaystay ayaa ahaa nin si weyn Looga qadariyo magalada johannesburg

Dilka waxaa geeystay sida la sheegay rag midiyo ku hubeeysnaa iyado ciidamada booliska ay baadi goobayaan burcadaasi

 

Ad