Home Wararka Maanta Galmudug oo Qabatay Qamri Farabadan(Sawiro)

Galmudug oo Qabatay Qamri Farabadan(Sawiro)

0

Taliska Boliska Degmada Cadaado ayaa gacanta ku dhigay 17 Kartoon Iyo Jawaan Qamri Ah Iyo Labo Nin oo ku eedeysan ka dib howlgal ay ciidamada ka sameyeen deegaanka balisonkor ee gobolka galgaduud

Taliyaha Saldhiga Cadaado, Maxamed Cadceed, ayaa sheegay iney Ku guuleysteen howlgalkaan isla markaana qamrigaan iyo dadka ku eedeysanba sharciga la marsiindoono

Waxa uu sidoo kale Taliyuhu sheegay ineysan Aqbalidoonin in waxyaabaha maanka dooriya lasoo galiyo Cadaado Iyo dhamaan deegaanada hoostaga

Ad