Home Wararka Maanta Madaxweynaha galmudug oo Hambalyo udiray Madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha galmudug oo Hambalyo udiray Madaxweynaha Jabuuti

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoor qoor ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Gelle.

Madaxweyne Gelle ayaa dhawaan ku guuleystay doorashada madaxweyne ee ka dhacday Dalka Jabuuti, waxuuna Hambalyo ka Helay Dhamaan Madaxda Soomaalida.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa yiri ” Hambalyo Madaxweyne ismaaciil Cumar Gelle, waxaan Kuugu Hambalyeenayaa Guusha aad ka gaartay Doorashada Madaxtinimada Jabuuti.

Kaalmada Caruurta ee Sweden oo hoos u dhacday Mudo 50 sano ah

Xisaabaadka cusub ayaa muujinaya in qiimaha masruufka carruurta (Barnbidrag) ee Iswiidhan uu hoos ugu dhacay heerkii ugu hooseeyay muddo nus qarni ah, marka la xisaabiyo qiimo joogto ah. Qiimaheeda dhabta

Mareykanka oo diiday maalgelinta Qaramada Midoobay ee Ciidamada Midowga Afrika Ee Soomaaliya

Mareykanka ayaa si cad u diiday inuu taageero qorshaha Qaramada Midoobay ee lagu maalgelinayo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM, kuwaas oo ka howlgala Soomaaliya. Tallaabadan ayaa dhalisay walaac

Dowlada Mareykanka oo Yareeneysa Awooda Safaaradiisa Muqdisho iyo Xiritaanka Safaarado kale

Dowladda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay xidho ku dhawaad 30 safaaradood iyo qunsuliyadood oo ay ku leedahay waddamada caalamka, sida ku xusan dhukumeentiyo ay heshay CNN oo ay diyaarisay Waaxda

Raisal Wasaare Xambe Bare oo lagu Wareejiyay 25 kamid ah Maxaabiista Somaliland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed

Magaalada Muqdisho oo Rasi ah looga bilaabay Diiwaangalinta Doorasho Qof iyo Cod

Waxaa maanata magaalada Muqdisho si rasmi ah uga bilaawday diiwaangalinta cod bixiyayaasha oo ah talaabadii ugu dambeysay ee ka harsanayd bilaabashada doorashada qof iyo codka ah ee golayaasha deegaanka. Guddoomiyaha
Ad
Previous articleWasiirka Cadaalada Soomaaliya oo Garoowe u tegay sidii Loo sii dayn Lahaa Maxaabiis Galmudug ka Xiran (SAWIRO)
Next articleBeesha Caalamka oo War adag u soo diray Dowladda Soomaaliya (Akhriso)