Home Wararka Somaliya Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo Garoowe u tegay sidii Loo sii dayn Lahaa...

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo Garoowe u tegay sidii Loo sii dayn Lahaa Maxaabiis Galmudug ka Xiran (SAWIRO)

0

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaalada DFS ayaa Maanta Gaarey Magaalaga Garowe Ee Caasimadda Dowladda Puntland Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magaalada Ku soo dhaweyey Wasiiro iyo Xildhibaano ka kala Tirsan Maamuladda Puntland iyo Galmudug,

Abdulqadir mohamed Nuur Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Iyo Garsoorka Dowladd Somaliya
Ayaa Halkaa u Tagey sidii Dowladda Fedraalka Somaliya ay ula soo wareegi laheyd tiro Maxbiis ah Islamarkaana u Edeysan Falal Burcad Badeenimo.
kuwaas oo Loo wareejin Doono Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Dalka Somaliya.

Wasiiro iyo Xildhibaano Galmudug ayaa Horey ugu Sugnaa Magaalada Garowe kuwaas oo qeyb weyn ka qaadtey Sidii.Maxbiistaan loogu wareejin lahaa Dowladda Dhexe.

Ad
Previous articleDhageyso Gudigii Baarayay Kiiska Dilkii Dhagajuun oo Xeer ilaalinta u gudbiyay Baaritaan dhamaystiran
Next articleMadaxweynaha galmudug oo Hambalyo udiray Madaxweynaha Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here