Sida ay qortay wakaaladda wararka Eriteria Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa qorshaynaya in ciiddul Adxa uu la dabaal dego ciidanka Soomaaliya ee dalkaas lagu tababaray.
5,000 oo ciidamo Soomaali ah oo lagu tababaray Eriteria ayaa dib loo soo celin doonaa sida lagu xusay warka.
Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidanka la tababaray ay joogaan xerada Gergera Dam oo ku dhow Tera Emni.
Ad