Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo Shacabka Baxdo la ciidaystay (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Shacabka Baxdo la ciidaystay (Sawiro)

0

Madaxweynaha  Galmudug , mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa salaadda Ciiddul-Adxa kula dukaday shacabka reer Baxdo masjidka wayn ee degmada Baxdo.

Maxadweynaha ayaa salaadda kadib khudbad dhinacya badan tabanaysa u jeediyay Jamaacada masjidka, isagoo ugu horrayn guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka degmada Baxdo ku marxabeeyay farxadda Ciidul-Adxa.

Axmed Qoor Qoor ayaa shalay gaaray Deegaanka Baxdo ee Gobalka Galgaduud, waxuuna Maanta la ciidaystay Shacabka Deegaanka

 

Ad