Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Magacaabay Guddi ka kooban 16 xubnood

Ra’isul Wasaare Rooble oo Magacaabay Guddi ka kooban 16 xubnood

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Guddigaan ayaa qaban qaabi doona Todobaadka xuriyada oo Maalma kooban ay ka harsantahay.

Ad