Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh ayaa ku Soo wajahan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.
Wararka ay heshay Mudug24, Ayaa sheegaya in safarkiisa Baydhabo Marka uu Soo idlaado uu gaari doono Magaalo Madaxda Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.
Ujeedka safarkiisa Ayaa Lagu sheegay arima nabadeed Maadaama aysan isku wanaagsaneen markii Hore Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Axmed Qoor Qoor.
Wafdi hordhac u ah safarka Madaxweynaha ayaa Maanta yimid Dhuusamareeb, saacadaha soo aadan ayuuna tagayaa Galmudug
Ad