Home Wararka Somaliya Somaliland Dowladda: “Sheekh Cali Warsame wuxuu kamid ahaa dadkii la dooday Axmed Godane”.

Dowladda: “Sheekh Cali Warsame wuxuu kamid ahaa dadkii la dooday Axmed Godane”.

0

Waxaa dalka Urdun Ku Geeriyooday  Sheekh Cali Warsame Xasan oo kamid ahaa culimada caanka ee Soomaalida.

Wuxuu sidoo kale ahaa Sheekhul baladka gobolka Togdheer ee Somaliland, Sheekh Cali Warsame wuxuu muddo ka badan nus qarni ku howlanaa faafinta diinta Islaamka.

Waxaana la sheegay in Sheekha uu in muddo ah xanuunsanaa.

Sheekh Cali ayaa lagu tilmaamaa wadaadadii kasoo horjeeday fikirka Al Shabaab, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Soomaaliya ee Sonna.

“isagoo kamid ahaa guddigii culimada ee 2009 Axmed Cabdi Godane kala dooday afkaartooda”

Ad
Previous articleBaarlamaanka Ciraaq oo ansixiyay sharci ka caraysiiyay Israa’iil
Next articleMid ka Mid ah ilaalada Gaarka ah ee Cumar Finish oo la Dilay