Home Wararka Maanta Senator c.xakiim Macalin Axmed oo Laga Soo Doortay Galmudug oo Qaatay Shahaadada...

Senator c.xakiim Macalin Axmed oo Laga Soo Doortay Galmudug oo Qaatay Shahaadada Tartanka Gudoomiye Ku xigeenka

0

Senator Cabdixakiin Macalin Axmed oo u tartamaya Qabashada Xilka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ayaa qaatay shahaadada Murashaxnimo ee Golaha Aqalka Sare.

Senator Cabdixakiin ayaa kamid ah shaqsiyaadka aadka loo saadaalinayo ee ugu cadcad doorashada gudooonka aqalka sare.

Ad