Home Wararka Somaliya Galmudug QoorQoor iyo Wadinu Hogaamjnaayo Oo Gaaray Baydhabo(Sawiro)

QoorQoor iyo Wadinu Hogaamjnaayo Oo Gaaray Baydhabo(Sawiro)

0

Wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Galmudud Axmed Qoorqoor oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka iyo Xildhibaano kale ayaa gaaray magaalada Baydhabo.

Socdaalka Madaxweyne Qoorqoor ayaa la xiriirta xalinta tabashada reer Koofur Galbeed oo ku aaddan hannaanka doorashada iyo kuraasta uu Guddiga FEIT uu go’aamiyay in dib loogu noqdo.

 

Ad
Previous articleRuushka oo Go,aan Cusub ka Qaatay Dagaalkii u k Waday Ukrain
Next articleMidowga Musharixiinta oo War Kasoo Saaray Ceyrintii Faransiko Madera