Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Hirshabeele oo shaacisay Kuraas dhawaan la Dooranayo yaa Ku Fadhiyay(Akhriso)

Hirshabeele oo shaacisay Kuraas dhawaan la Dooranayo yaa Ku Fadhiyay(Akhriso)

0

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa qabashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada tahay caasimadda Hirshabelle magaalada Jowhar kuwaasoo kala ah HOP024, HOP106 iyo HOP140.

 

Yaa Horay ugu Fadhiyay kuraasta Maantay La shaaciyay?

HOP#106 waxaa kursigaan lagu mateli doonaa beesha Abgaal gaar ahaan Galmaax Yoonis, Waxaana horay ugu fadhisay Mina Xasan Maxamed ( Mina Shibis).

HOP#024 waxaa kursigaan lagu mateli doona beesha Abgaal gaar ahaan Daa’uud, Waxaana horay ugu fadhiyay C/qaadir Caraboow Ibraahim.

HOP#140 waxaa kursigaan lagu mateli doona beesha Abgaal gaar ahaan Harti Abgaal, Waxaana horay ugu fadhiyay C/qaadir Cosoble oo hadda musharrax u ah xilka ugu sarreeya ee dalka.

 

 

Ad