Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidmada Darawiishta Galmudug oo Soo Bandhigay Ragii ka Tirsanaa Alshabab oo la...

Ciidmada Darawiishta Galmudug oo Soo Bandhigay Ragii ka Tirsanaa Alshabab oo la Qabtay ayagoo minooyin dhigaaya(Sawiro)

0

Ciidamada Danab iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa soo bandhigay Jabkii xalay ay gaarsiiyeen Maleeshiyaadka Al shabaab

Ciidamo ka tirsan alshabab aya rabay in ay miinooyin galiyaan wadada dheer ee isku xirta gaalkacyo iyo hobyo blse ciidanka oo dabagal ku hayay kooxdan aya weerar ku qaaday iyago maraya inta u dhaxeya degaanka bajeeela iyo hobyo

Inta la xaqiijiyay werarkii xalay aya shabab looga layay 3 ka mid ah ciidankooda halka 1 kalena isagoo dhawac ah la qabtay

Mid ka mid ah shabbkii isagoo dhawac ah ay qabten ciidanka galmudug

Ad
Previous articleC.wali Gaas oo Difaacay Fahad yaasiin eedayn Culusna Ujeediyay Gudiga Doorashooyinka
Next articleTaliyihii ilaalada Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Geeriyooday iyo Cali Ciid oo Ka Hadlay