Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Mudug Axmed Buqaari
Marka hore Waxaaa Mahad Oo Dhami U Sugnaatay Alle Subxaanahu Watacaalaa.
Marka Xiga Waxaan Umahad Celinayaa Madaxweynaha Dowlada Galmudug, mudane Ahmed Abdi Kariye Qoor qoor oo ii Xushay Inaan Ahaado Guddoomiyaha Gobolka Mudug.
Waxaan Bulshada La ii wakiishay hoggaankooda Ee Gobolka Mudug Ugu Adeegi Doonaa Caddaalad, Midnimo iyo Inaan Iska Kaashano Horumarka Gobolka.
Mas’uuliyaddu Ma ahan wax Sahlan Waxaan alle waydiisanayaa Anoo Kaashanaya Shacabkayga inuu Igu Asturo Shaqadaan Culus.
Ad