Home Wararka Maanta Shir Maalintii 3aad Muqdisho uga soconaya Madaxda Dowladda iyo Dowlad Gobaleedyada qaar

Shir Maalintii 3aad Muqdisho uga soconaya Madaxda Dowladda iyo Dowlad Gobaleedyada qaar

0

Shir u dhaxeeya Madaxweynaha muddoo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada taageersan loogana hadlaya arrimaha doorashooyinka ayaa Maalintii Saddexaad uga socda Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiintan ayaa xalay Warbiixn ka dhageystay Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka, waxaana goobjoog ka ahaa, Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo ay ka qeyb galayaan Ra’iisal Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Hirshabeelle,Galmudug,Koonfur galbeed iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana laga sugaa in ay shirka ku biiraan madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland.

Ujeedka shirkan wuxuu yahay dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka iyo fulinta Heshiiskii 17-kii sabteembar 2020 ee ay ansixiyeen Baarlamanaka Federaalka Soomaaliya.

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Ad
Previous articleBeesha caalamka oo diiday Muddo Kordhin, waxayna soo saartay Bayaan
Next articleDowladda Soomaaliya oo soo Bandhigtay C/rashiid janan.