Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo Goordhow Baladweyne Xildhibaan ku Guulaystay

Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo Goordhow Baladweyne Xildhibaan ku Guulaystay

0

Wasiirki hore Amniga Soomaliya Cabdirasaq Cumar Maxamed aya markale ku guuleystay kursiga Gollaha Shacabka Baarlamanka JFS ee tirsigiisu yahay HOP011 ee beesha Xawaadle / Ibrahim Ciise.

Cabdirasaq aya wareegi 1aad ku guuleystay 55 cod , halka musharaxi la tartamayay Maxamed Tuure uu helay 46 cod.

Cabdirasaq waxa adeer u ah Xasan Sheikh Maxamuud oo aabihis dhanka hooyada walaalo aay ka yihiin.

Codka Cabdirasaq waxa leh Xasan Sheikh.

Ad