Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Laftagareen oo isugu yeeray Xildhibaanada Labada ee Laga Soo Doorto koonfurgalbeed

Laftagareen oo isugu yeeray Xildhibaanada Labada ee Laga Soo Doorto koonfurgalbeed

0

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada laga soo doortay Koofur Galbeed inay isugu yimaadaan Baydhabo 20-ka bishan,.

 

 

halkaasoo uu ka furmi shir wadatashi ah oo ku saabsan jiheynta doorashada dalka.

Waxaa la rumeysan yahay in Madaxweyne Lafta Gareen uu kala hadli doono dib u doorashada Farmaajo iyo arrinta doorashada Guddoonka Golaha Shacabka.

Sidoo kale Farmaajo ayaa la Filayaa 25ka Bishaan uu gaaro Magaalada Baydhabo si uga Bilaabo olalihiisa Dib u Doorashada Madaxweyninimo.

Ad