Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Galkacyo (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Galkacyo (Sawiro)

0

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa safar shaqo ku tegay Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug galinkii danbe ee maanta.

Si weyn ayaa Loogu soo dhaweeyay  Magaalada waxaana Soo dhaweeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee dowlada Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug, masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda .

 

Ad
Previous articleArday Soomaaliyeed oo ka Cararay Dagaalada Ukarain oo Gaaray Yurub iyo Dowlada Soomaaliya oo Ka Hadashay
Next articleXiliga uu Dhamaanaayo Howlgalka AMISOM oo la Shaaciyay