Doorashada kursigan waxaa ku guuleestay Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo helay 81 cod halka musharaxii la tartmayay Axmed Cumar Gurey isna helay 10-cod, waxaa halaabay ilaa 7-cod.
Doorashada ka socota magaalada Baledweyne ayaa lamid ah doorashada ka socota magaalooyinka kale ee dalka oo intooda badan loo xilray Shaqsiyaad si gaar ah loo wato ,kuwaa oo ay la tartamayaan xubno malxiis ah ay soo qorteen.
Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar
Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay