Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa HOP109, HOP074, iyo HOP008

Odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa HOP109, HOP074, iyo HOP008

0

Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabelle ayaa soo bandhigay odayaasha dhqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadooda tahay Baledweyne.

Kuraastan lasoo bandhigay odayaasha iyo bulshada soo xulaya ergadooda ayaa doorashadooda lagu wadaa in maalinta axada ka dhacdo magaalada Baledweyne.

Ad
Previous articleBeesha Caalamka Oo War kasoo Saartay Qaladaadka Doorashada Socota
Next articleBiden”Ruushku Wu Go,aansaday inuu Weeraro Ukrain”