Home Wararka Maanta Xildhibaano badan oo Maantay lagu doortay Magaalada Muqdisho(Sawiro)

Xildhibaano badan oo Maantay lagu doortay Magaalada Muqdisho(Sawiro)

0

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland ayaa maanta ku qabtay magaalada Muqdisho tartanka doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka.

Dhamaan ergadii ka qeyb qaadatay doorashadii maanta ka dhacday Muqdisho ayaa ku codeeyey gacantaag ka dib markii musharaxiintii malxiiska ahaa ay shaaciyeen iney tanaasuleen.

Xildhibaanada maanta ka soo baxay magaalada Muqdisho ayaa waxay kala yihiin:-

1- Cabdilaahi Maxamed Cabdi
2- Nuuriya Aadan Ciise
3- Dr. Maxamed Xasan Maxamed
4- Faadumo Ismaacil Xuseen
5- Sahra Yuusuf Cige
6- Caydaruus Saalax Yuusuf

Daawo Sawirada xildhibaanada la doortay

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAlshabaab oo Digniin Culus u Diray Shacabka ku nool Mudisho
Next articleGudoomiye Kii Xigeenkii Hore ee Gobalka Banaadir oo Dhuusamareeb Loogu Doortay Xildhibaan(Sawiro)