Home Wararka Caalamka Dowlada Austria oo Qabatay Dad Qaxooti ah oo Sanduuq lagu soo Qariyay

Dowlada Austria oo Qabatay Dad Qaxooti ah oo Sanduuq lagu soo Qariyay

0

Booliiska dalka Austria ayaa sheegay in ay qabteen dad tahriibayaal ah oo lagu soo dhex qariyay sanduuq lasoo galiyay gaari xamuul ah oo ka yimid dalka Romania.

Siddeed qof oo tahriibayaal ah oo la helay Arbacadii ayaa la ildaran hypothermia halka qaarkood ay dhinteen.

Booliiska Austria ayaa Arbacadii (February 9) sheegay in ay heleen siddeed qof oo Turkiga ka timid lagu soo qariyay sanduuq kaas oo ku xidhnaa qaybta hoose ee gaadhi yar oo u dhow xadka Hungary. Waxay aaminsan yihiin in sanduuqa loo isticmaalay in lagu qaado daraasiin kale safarro nafta halis gelinaya oo qaatay ugu yaraan lix saacadood.

Darawalkii waday gaariga xamuulka ah oo 39 jir ah una dhashay dalka Turkiga ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay inuu ka ganacsanayay. Booliska ayaa sheegay in uu qirtay in uu sameeyay sideed safar oo la mid ah.

Siddeedda qof ee muhaajiriinta ah ayaa la xiray waxaana la sheegay in dhamaantood ay dalbadeen magangalyo.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMadaxweynaha Puntland Deni oo dib ugu soo laabtay Caasimada Garoowe
Next articleRuushka oo Weeraraya Dalka Ukraine Sida uu Sheegay Mareykanka iyo Xiisad ka jirta Yurub