Wareegto kasoo baxayday Xaafiiska Guddoomiyaha Gobolka mudug cabdiraxmaan Cali Diiriye ayaa loogu baaqay Haay’adaha Samafalka inay Caawiyaan Bulshada ku nool Deegaanka Xeerodhagaxleey ee Bariga Gobolka mudug
Sidoo kale waxaa La faray in ay la shaqeeyaan Maamulka Cusub ee dhawaan ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug.
Ad