Home Wararka Maanta Musharixiin u Tartamaysa Golaha Shacabka oo Beri lagu Doorandoono Galmudug oo Shahaadada...

Musharixiin u Tartamaysa Golaha Shacabka oo Beri lagu Doorandoono Galmudug oo Shahaadada tartanka Qaatay(Sawiro)

0

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa maanta shahaada musharaxnimo gudoonsiiyey musharixiinta u tartamaya kuraasta nambaradoodu kala yihiin HOP#139, HOP#049, HOP#051 iyo HOP#061, kuraastaan oo doorashadooda la qabanayo maalinta berri.

Afartaan Kursi ayaa Lafilayaa inay Beri Kusoo Kala Baxaan musharixiinta Kala ah.

 

1-HOP#139 Abdisamad macalin Maxamuud Hassan ✅
2-HOP#049 Mustafa Duhulow ✅
3-HOP#051 Hussein Nor ✅
4-HOP#061 Dayah Omar ✅

Waxaana Musharixiintaan ka Mid ah Wiil u dhalay Gudoomiyaha Ahlusuna Waljaamaca Macalin Maxamuud oo si wayn uga Soo Horjeeda QoorQoor dhawaana Guriceel Kula Dagaalamay.

Ad