Waxaa hadda magaalada Muqdisho kasoo degay shaxnadda koowaad ee talaalka ay ku deeqday WHO ee Oxford Astrazaneca.
Hey’adda caafimaadka adduunka ayaa bishan sheegtay in Soomaaliya ay siiso ilaa 1.2 million doses/goojo oo ah talaalka Oxford Astrazaneca, waxaana lagu wadaa in la gaarsiiyo wejiga koowaad ilaa 3 milyan.
Sida ay dowladda federaalka ah sheegtay tallaalka waxaa lagu bilaabi doonaa dadka ka shaqeeya goobaha caafimaadka, kuwa da’da iyo qaar xanuunka qaban.
Haddaba, talaalka la leeyahay Soomaaliya ayaa la keenayaa waxaa laga mamnuucay dalal badan oo Yurub sida Denmark, Norway, Iceland, Bulgaria, Luxembourg, Estonia, Lithuania, Latvia iyo ugu dambeeyntii Republic of Ireland.
Thailand oo Asia ah ayaa ka mid ah dalalka mamnuucay, waxaa kale oo qeybo daawadan ah laga diiday Austria iyo Italy.
Dalalka ayaa sheegaya in dadkii lagu talaalay Oxford Astrazaneca, gaar ahaan kuwa da’da ah lagu arkay dhiig xinjirow.
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni
In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday