Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la qaatay Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac Suldaan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la qaatay Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac Suldaan Axmed Nuur

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac Suldaan Axmed Nuur oo kamid ah Hoggaamiyeyaasha Dhaqanka Galmudug.

Soo dhaweyn iyo is xog-waraysi kaddib, Madaxweynaha ayaa suldaanka cusub u rejeeyey in uu ALLE u sahlo masuuliyadda culus ee loo boqray.

Kulankaan Ayaa ka dhacay Muqdisho waxaana Looga Hadlay Dardargalinta Howlaha shaqo ee Doorashooyinka

 

 

 

Ad