Home Wararka Maanta Gudoomiyihii Gudiga Dorashooyinka Galmudug oo Xilka Laga Qaaday

Gudoomiyihii Gudiga Dorashooyinka Galmudug oo Xilka Laga Qaaday

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Guddiga Maxamed Dahir Guuleed.

sidoo kale Guddiga doorashada Galmudug ayaa waxay Guddoomiye u doorteen Maxamed Qaasim Turaabi oo ahaa Xoghayihii Guddiga.

Maxamed Daahir Guleed ayaa ahaa Garabka Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Frmaajo.

Ad