Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo lakulmay Musharax Madaxweyne kana Soo jeeda Galmudug(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo lakulmay Musharax Madaxweyne kana Soo jeeda Galmudug(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa la kulmay Cabdiraxmaan Macallim Ablaal, oo kamid ah musharixiinta uu taagan Madaxweynaha JFS.

kulankooda waxay kuqaadaa dhigeen arrimo muhiim u ah Soomaaliya iyo Galmudug iyagoo si gaar ah uga wada-hadlay dardargelinta iyo dhameystirka doorashooyinka.

 

Ad