Home Wararka Maanta Taliyihii Booliska Degmada Guriceel oo Dib ugu Soo laabtay Degmadaas oo...

Taliyihii Booliska Degmada Guriceel oo Dib ugu Soo laabtay Degmadaas oo Mudo ka maqnaa(Sawiro)

0

Cusmaan Cali Hudeey, Taliyaha Saldhiga Booliiska Guriceel oo hore booskiisa si ku meel gaar ah loogu magacaabey Taliye Nuur Cilmi, ayaa galabta dib ugu soo laabtay Degmada Guriceel oo loogu sameeyay soo dhaweyn loo sii diyaariyay.

Taliyaha ayaa Mudo Bil ah ka Maqnaa Degamada Guriceel oo Si wayn looga Dareemay Maqnaashihiisa.

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo Raali galin Siiyay Imaaraadka Carabta
Next articleJeneraal Mascuud oo Xilka Qaadis lagu Sameeyey iyo Taliye Cusub oo la magacaabay