Home Wararka Maanta Ciidamada Booliska Galmudug oo Ku Warejiyay Puntland Gaari puntland laga Soo Dhacay(...

Ciidamada Booliska Galmudug oo Ku Warejiyay Puntland Gaari puntland laga Soo Dhacay( Sawiro)

0

Taliska Booliska Galmudug Oo Puntland ku Wareejiyay Gaari Laga Soo dhacay Deeganada Puntland.

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaarigaan ayaa Dhawaan laga Soo Dhacay Dhinac Puntland Waxaana Soo Dhacay Maleshiyaad kasoo Jeeda Galmudug.

Ad