Xaalada Magaalada Dhuusamareeb ayaa haatan dagan, waxaana lakala qaaday Ciidamadii dagaalamey oo kala ahaa Booliis iyo Kumaandooska GorGor.
Inta la xaqiijiyay waxaa dhaawaca ilaa sedax askari oo ka tirsan kuwa GorGor, iyadoo haatan ay Saldhiga Booliiska soo gaareen madax uu ka mid yahay Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali ciid, kuwaa oo ku howlan sii loo xalin lahaa isfaham waaga jira.
Ad