Home Wararka Maanta Deg deg Dagaal Culus oo Kasocda Gudaha Magaalada Dhuusamareeb

Deg deg Dagaal Culus oo Kasocda Gudaha Magaalada Dhuusamareeb

0

Dhawaqa rasaas culus ayaa laga maqlayaa bartamaha Magaalada Dhuusamareeb, kadib markii ay isku dheceen Ciidamo ka tirsan kuwa GorGor iyo Ciidanka Booliiska ee ilaaliya xarunta degmada iyo baraha koontarool ee ku dhaw.

Rasaasta oo dhaceysa mudo ku dhaw toban daqiiqo ayaan la ogeyn wax qasaaro ah oo ka dhashey, waxaana istaagey isku socodka dadka iyo gaadiidka.

 

Ad