Home Wararka Maanta Madaxweyne lafta Gareen oo Xasaanada ka Qaaday Xildhibaano ka Tirsan Koonfurgalbeed

Madaxweyne lafta Gareen oo Xasaanada ka Qaaday Xildhibaano ka Tirsan Koonfurgalbeed

0

Saddex Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa maanta xasaanadda lagala laabtay, kuwaasoo dhowaan Maamulka Koofur Galbeed ku eedeeyay inuu ku fashilmay arrimaha amniga, cadaaladda iyo arrimaha Bulshada, musuq maasuq iyo in dad gaar ah ku tagri falaan awooddaha maamulka.

Xildhibaannada xasaanada lagala noqday ayaa lagu kala magacaabaa Xildhibaan Ismaacil Ahmed C/llaahi, Xildhibaan Xasan Maxamed Guudow iyo Xildhibaan ibraahim Macalin Cali.

Ad
Previous articleXarun lagu Dhaqan Celinaayo Alshabaab oo laga Furay Dhuusamareeb(Sawiro)
Next articleFiqi oo ka hadlay Sababta Qoor Qoor uu u yimid Magaalada Muqdisho