Home Wararka Maanta Xarun lagu Dhaqan Celinaayo Alshabaab oo laga Furay Dhuusamareeb(Sawiro)

Xarun lagu Dhaqan Celinaayo Alshabaab oo laga Furay Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlada Galmudug laga daah furay xarunta dhaqancelinta Galmudug”DRP” oo loogu talo galay in lagu soo dhaweeyo dhalinyarada kasoo baxda kooxda Alshabaab .

 

si loogu sameeyo nolol kaduwan tii hore ee ay kujireen si loo fahamsiiyo dowladnimada.

Waa Markii ugu Horaysay oo laga Furo Degaanada Galmudug Xarun nocaan ah

.

 

 

Ad
Previous articleKulan Lagu Taageerayay Ra’isul Wasaare Rooble oo Galkacyo Lagu qabtay (Sawiro)
Next articleMadaxweyne lafta Gareen oo Xasaanada ka Qaaday Xildhibaano ka Tirsan Koonfurgalbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here