Home Wararka Maanta Taliska Africom oo war kasoo Saaray Xalaada Kacsan ee Soomaaliya

Taliska Africom oo war kasoo Saaray Xalaada Kacsan ee Soomaaliya

0

Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa ku baaqay in la qaboojiyo xiisadaha siyaasadeed ee Soomaaliya, sidoo kale waxay ujeediyeen Ciidamada Soomaaliya in ay diiradda saaraan khataraha amni ee kooxaha argagixisada ah ee ugaarsada dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan.

Ad