Home Wararka Maanta Kulan lagu Taageeraayo Raysulwasaare Rooble ayaa Hada Kasocda Magaalada Gaalkacyo

Kulan lagu Taageeraayo Raysulwasaare Rooble ayaa Hada Kasocda Magaalada Gaalkacyo

0

Gaackacyo: Kulan Lagu Taageerayo Raiisul Wasaare Rooble Islamarkaana ka dhan ah Madaxweyne Qoor qoor Oo Hada Gaalkacyo ka Socoda

Maamulka Degmada Gaalkacyo Galmudug ayaa soo qaban qabiyey Kulankaa Ayadoona ay ka qeyb gallen Odayaasha iyo Waxgaradka qeybaha kale Ee Bulshada Magaalada Gaalkacyo.

Odayaasha dhaqanka Masulinta Kulanka ka qeyb galley ayaa Hadala dooda diiradda Saaray Sida oga Xun yihiin Werarkii Gar daradda ahaa ee lagu Qaaday Xafiiska Raiisul wasaare .Rooble Ayagona Madaxweynaha Galmudug ku Edeeyey.in uu qeyb ka Yahay Werarka lagu qaadday RW. Rooble

 

Ad
Previous articleFarmaajo iyo Rooble oo Kulamo iska Soo Horjeeda ku leh Madaxtooya Soomaaliya
Next articleTaliska Africom oo war kasoo Saaray Xalaada Kacsan ee Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here