Safiirka Ingiriiska ayaa iyana codkeeda ku biirisay taageerada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha, waxaana ay sheegtay in Madashan muhiimka ah ay tahay meesha looga hadlayo cabashooyinka iyo arrimaha jira.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad