Gudoomiyihii hore aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in hadalkii ka soo yeeray gudoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal uu ahaa mid baal marsan sharciga iyo dastuurka dalka u yaalla.
Xaashi ayaa ka digay in dalka la geliyo xaalad amni darro ah. waxa uuna sheegay in hogaanka Doorashada ay leeyihiin golaha wada-tashiga Qaranka oo uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Rooble.
Ad